Soomaaliya (Af Ingiriis : Somalia, Af Carabi الصومال, Wadaad: صومالِيَ), sida rasmiga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Republic of Somalia) (waxaa hore loo oran jirey Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya xiligii hore ee Hantiwadaaga), oo sii dhaxal ahaana loo yaqaano Soomaal waa Dowlad iyo wadan dhacda Geeska Afrika ama Foolalka Afrika ee kasii socda Marinka Gardafuul. Wuxuu ka kooban yahay maamul goboleedyo sida Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed. Waxaa ka xiga bariga marinka Gardafuul iyo Seyshelles, iyo Soqotra iyo badda Soomaal, koofuurna Kenya. Waxaa ku nool dad Faanyahan ah, iyo dadka Dhul-hoos Bari Kushiitik ah.
Somalia
Federal Republic of Somalia
جمهورية الصومال الفدرالية
جَمْهورِيَدْدَ فِّدِّرالْكَ صومالِيَ
 
Heesta qaranka: "Qolobaa Calankeed"
1:06

Meelaha ay maamusho Dowlada Somalia waxaa lagu muujiyay cagaar madow ah; meelaha ay maamusho dowladda Khatumo iyo somaliland waxaa lagu muujiyay cagaar khafiif ah. Soonayaasha la maamulaayo waa mida waqtigaan xaadirka.
0 Comments