CATEGORIZED
Taariikhda Ogaden
Date: December 27, 2012Author: Farah Garane
3 Votes
FAAH FAAHINTA DHULKA OGADEN
Shacbiwaynaha Ogaden waxay daganyihiin dhul aad u wayn oo hadana barwaaqo ah dhulka ogadenya waxaa caygaaga shidaal dabiici ah, waxaa ka mid ah meelaha laga helay shidaalka dabiiciga ah ceelasha.
Jeexdin
Higlaale iyo
Caano malax
Oo dhamaan shilaabo ka wada tirsan iyo
Cobole
Jeexdin
Godey iyo
meelo kale.
Waxaa mara ogaden sedex wabi Nasiib daro beesha way yarayd dad ilbax ah oo dadka ka dhashay Beesha ogadeen waxay u badanjireen xoolo dhaqato lakiin hada aqoon iyo ilbaxnimo ayaga ayaa qaatay marka loo fiiriyo qabiilada kale.

Ogaden waa dhul cimiladiisu dhex dhexaad tahay waxaana lagu qiyaasa celcelisahan heerkulkiisa 25 ilaa 40 digre, ogadenya waxaa ilaahay kumanaystay xoolaha nool ay hodan ku tahay sidoo kale waa dhul ku wanaagsan waxsoosaarka Beeraha xadiga dhulkaa ogaden ayaa waxaa lagu qiyaasaa 370,000 km² Dadka dagana waxaa lagu qiyaasaa 6 ilaa 7 million inkastoo itoobiya ay u diwaangashan tahay 4.5 Ogaden ma ahan dhul kaligii waxaan sidoo kale la yiraadaa qabiil kamid ah qabiilada ugu da’da weyn ee soomaliya. Dhulku waa Ogadeniya halka dadku yahay Ogaden.
TAARIIKHDA OGADENIA
Ogaden waxay soomartay halgamo in badan soo taxnaa oo gobanimo doon ah kuwaas oo ugu horeeyay halgame Axmed Gurey waxaana hada ka socda halgan ay gashaanka uhayso jabhada wadaniga xoraynta ogaden oo loo soogaabiyo (JWXO) ama ONLF taas oo guulo lataaban karo soo hoyisay sanadahan dambe ooy ku diirsadeen shacabka ayaanka daran ee gumaysiga arxanka daran uu rafaadiyay.
Ogadenya waxaa maalin walba ka dhaca dilal sharci daro ah Xadhig, Kufsi, Boob hanti shacab iyo bahdil nooc walba leh oo ugaysto gumaysiga etoobiya.
Laga soo bilaabo sanadkii 2007 ilaa hada oo ah [[2009]] waxaa saaran ogaden xayiraad xaga cunada safarka ama dhaq dhaqaaqa gaadiidka ah dadka dagan iskuma gudbi karaan, waxaana laga xidhay ganacsigii waxa kali ah ee ka shaqeeyana waa diyaarad todobaadkiiba maalin dagta magaalooyinka godey iyo shilaabo.
Ogadenya waxay ka kooban tahay 9 (sagaal) Gobol oo kala ah:-
GOBOLADA OGADEN
Gobol———-Caasimad
Qoraxeey——Qabridahare
Jig-jigga——–Jig-jigga
Shiniile———-Shiniile
Afdhee———-Afdheer
Jarar————Dhagaxbuur
Nogob———-Fiiq
Wardheer——Wardheer
Liibaan———-Liibaan
Shabeelle——–Godey

Magaalooyinku ugu qadiimisan uguna waawayn ogadenya waxaa ka mid ah
SHILAABO:- sedex jeer bay gubatay oo sedexduba gumaysigu gubay labo ka mid ah waxaa lagu gubay duqayn xaga cirka ah waxay leedahay goroon diyaaradeed oo caalami ah kaas oo ay dhistay shirkad ruushka laga leeyahay oo ah tii shidaalka heshay.
Waa magaalo qani ku ah shidaalka salida iyo khayraad badan oo uu ka mid yahay xoolaha nool, waana magaalo dadkeedu ganacsiga ku xiran yahay.
QABRIDAHAR:- oo ah magaalo aad uda wayn ahna meel xarun u ahaanjirtay halgamaayaashii daraawishta ilaa hadana laga arki karo raadkii daraa wiishta.
GODEY:- Waxay mar ahaan jirtay caasimada ogaden hadana ah magaalooyinka ugu wayn uguna hormarsan kana mid ah magaalooyinka ugu qadiimsan waa magaalo aad udhaqaale badan waxaana la dhihi karaa waa xarunta dhaqaalaha Ogadenia.
DHAGAXBUUR:- oo ah magaalo taarikh dheer ku dhex leh ogaadenya islamarkaana xarun o ahaan jirtay gobanimo doonka Ogadenya ilaa hadana wali ah Xarunta gobanimodoonka marna ahaan jirtay xarunta ganacsiga Ogadenya waa magaalo istaraaji ah aadna muhiim ugu ah dadka Ogaadeenka waxayna ku taalaa bartamaha iyo wadnaha wadanka Ogadenya.
Afafka Qalaad sida loogu Dhawaaqo Magaca Ogaden
Am:ኦጋዴን
Ar:أوغادين
Bg:Огаден
Ca:Ogaden
Cs:Ogaden
Da:Ogaden (område)
De:Ogaden
En:Ogaden
Eo:Ogadeno
Es:Ogaden
Eu:Ogaden
Fi:Ogaden
Fr:Ogaden
He:אוגדן
Hr:Ogaden
Id:Ogaden
It:Ogaden
Ja:オガデン
Ko:오가덴
Nl:Ogaden
No:Ogaden
Pl:Ogaden
Pt:Ogaden
Ru:Огаден
Sh:Ogaden
Sv:Ogaden
Sw:Ogaden
Tr:Ogaden
Uk:Огаден
Zh:欧加登
var_gaq=_gaq||[];
_gaq.push([‘_setAccount’, ‘AU-38418388-1’]);
_gaq.push([‘_setDomainName’, ‘farahgarane.wordpress.com’]);
_gaq.push([‘_setAllowLinker’,true]);
_setPageview’]);
(function0{ var ga=document.createElement(‘script’);ga.type=’text/javascript’;ga.async=true;
ga.src=(https:’==document.Location.Protocol?’https://:’http://’)+ ‘stats.go.double click.
Var s= document.getElementsByTagname(‘scrip’)[0];s.parentNode.insertBefore(ga.s);})0
Sponsored Content

Tutto incluso a soli 24,90€/mese! Scopri i pacchetti personalizzati!
EOLO

Two Gummies Before Bed Can Treat Years of Joint Pain & Arthritis
healthyedibles4-you.com

Il suo oroscopo 2023: così preciso che le farà venire la pelle d'oca
William, Il Suo Angelp Custode

Luce e Gas: Confronta le migliori offerte!
supermoney.it
Share this:
TwitterFacebookEmailPrintLinkedIn

Related
SHIICO WAA CADAWGA MUSLIINTA
Baro cadowgaaga (Yahuuda iyo Shiicada)...Diy aarna u ahow habeen iyo maalin!!! Yahuuda, Iiraan, Shiicada iyo beenaale Dajjaal!!! --------------------------------------------- ---------------------------- ------------------------ Taariikhda shiicada raafidada mid qarsoon ma ahan laakin Soomaalida way ka qarsooneed. Shiicada raafidada waxaa raafida loogu bixiyey waxay diideen oo aylacanadaan Abuubakar iyo Cumar, Caa’isha, (RC) asxaabta oo dhan…
October 16, 2014
In "Categorized"

Wax kabaro Tobanka Wadan ee ugu dadka badan aduunka
February 18, 2016
In "Categorized"

Soomaali
February 19, 2016
In "Categorized"
HA

Published by Farah Garane
Farah Garane Fatule Waxa uu kamid yahey dhalinyaradii kasoo hayaamey dalkii waxaana kula kulmey caasimada dalkan kenya ee Nairobi, Isagoo aan kula kulmey goob ay kucaweeyaan dhalinta waxaana kawareystey xaalada ay kunool yihiin dhalinta kudhaqan dalkan waxaa kaloo aan kawareystey taariikh nololeedkiisa isagoo iigu bilaabey sidan. Magaceygu waa Farah Garane waxaan kudhashey caasimada muqdisho ee dalkii soomaaliya sanadii 20 july 1992 dii iyadoo ay xiliyadaas kacurteen dagaalada sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. Waxaan isaga soo tagey dalkii anigoo kasoo cararaya dagaaladaas, Ayaa waxaan soogalay Dalka Ethiopia gaar ahaan Gobolka Godey ee ismaaamulka dowlad deegaanka soomaliyeed ee dalka ethiopia iyadoo aan halkaa kabilaabey waxbarashadeydii oo ay iigu horeysey dugsi Qur'aamka kariimka ah sanadii 1998 dii isla sanadii xigteyna ee 1999 kii waxaan kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke ee gobolka godey. Noloshayda ayaa waxey aheyd mid kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn midaas ooo wakhtiyada qaar aanan xataa garan jirin xiliga waagu uu dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey, waxaan halkaaa kasii wadey waxbarashadeydii iyadoo sanadkii 2006 dugsiga dhexe ee ugaas mashkooke iyadoo sanadii xigteyna aan usoo wareegey galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxaan fursad uhelay in aan sanadkaas gudihiisa aan fursad labada galaas aan wax uga barto, waxaana kunaaloonayay in ay iisuurto gashey waxaana natiijo fiican kasoo hoyey waxaana isu diyaarinayey sidii aan ugu gudbi lahaa dugsiga sare ee gobolka godey sanadii 2008 dii sanadii xigteyna ee 2009 kii aan uga gudbey galaaska 10 aad waxaana nootimid natiijadii galaaska 10 aad ee aan uga gudbi lahaa galaaska 11 aad.Nasiib xumo waxaa isoo wajahdey in aan isaga soo taggo dalkii oo aan usoo kacatimey dalkan kenya. Waxaana kula kulmey nolol adag taas oo ah mid qaxootinimo. Runtii qaxootinimadu waa nolol aad u adag taas oo aan dhihi karo intii aan noolaa waa mid igu kureebtey xasuus aad u adag waxaana isku dayey in aan halkaa kasii wato waxbarashadeydii laakiin ma aynan iisuurta galin maxaa yeelay markii aan tagey iskuulaadka ay hay'adu maamusho oo aan isku dayey in aan dib ugu noqdo waxbarashadii waxaa caqabad igu noqotey in la ii qaabili waayo sidii aan rajeynayey oo aheyd in aan Galaaska 11 aad kasii amba qaado, Nasiib xumo waxaan lakulmey in ay noqoto in aan primary dib ugu laabto, waxaan dadaal dheer ugaley sidii aan kor ugu qaadi lahaa aqoonteyda balse nolosha oo aheyd mid adag ayaa iisaamixi weysay in aan sidaan rabo wax u hello. Markii aan muddo 3 bilood ah dhiganayey dugsiga dhexe waxaan isku wadi waayey waxbarasho private ah waxaana halkaa kaga harey iskuulkii anoo dhinacyo kale ufiirinaayey si aan horey ugu siisocdo. Waxaana muddo 1 sano iyo bar gaga baxey koorsooyin (courso) Nasiib wanaag waxaan deeq waxbarasho kahellay jaamacad kutaala caasimada Nairobi ee dalkan kenya iyadoo aan halkaa kasii amba qaadey waxbarasho lagu hiigsan karo oo niyadeyda ay aad ugu riyaaqdey. Waxaan haatan joogaa Nairobi, waa magaalo aad ay nolosheedu u adag tahey sidaas darteed waxaan udhabar adeygay sidii aan waxbarashadeyda aan horey ugu soconi lahaa. Waxaana hada wax kabartaa jaamacad kutaal dalkan waana kufaraxsanahey mahad idilkeed waxey usugnaatey ALLIHII KONKAAN ASKUMEY ee maanta iisuurta galiyey in aan wax kaxasuusto taariikhdii aan kusoo naaloonayey waxaana idinku dhaafey, Wabillaahi towfiiq wasalaam alaykum warahmatulahi wabarakatu. View all posts by Farah Garane
Post navigation
PREVIOUS
Previous post:Qiso dhamaystiran oo kusaabsan Noloshaada Oo Idil 25 25 25=75
NEXT
Next post:Saudi Arabia
WELL COME OUR FACEBOOK PAGE

© 2023 THE OFFICIAL WEBSITE OF FARAH GARANE
CREATE A FREE WEBSITE OR BLOG AT WORDPRESS.COM.
Follow
0 Comments